Caruurta Iyo Ku Dayashada Waalidka

0
383

Wiil yar ayaa weydiiyay aabihii (Oo aan daryeelkii qoyskiisa ka adkayn) weydiiyay su’aashan “ Aabo horta ninku muxuu yahay “? Aabihii ayaa ugu jawaabay “ Waa qofka qaata ee fuliya masuuliyadda qoyskiisa iyo gurigiisa oo welib daryeela iyaga”.

Wiilkii yaraa ayaa haddana ku yidhi Aabihii :” Anigu waxaan rajaynayaa inaan noqdo nin la mid sida Hooyo oo kale mustaqbalka”.

Sidaas ayay caruurtu u dareemaysaa marka masuuliyadda uu lumiyo aabuhu oo ay u jeclanaayaan inay ku daydaan labada waalid kolba kan hawsha badankeeda haya ee daryeelkooda la  socda.

 

 

Leave a Reply