Guuladaradu Maaha Dhimasho!

0
429

Noloshu waxay qiimi ku leedahay markaad u dhabar adaygto dhibaatooyinka ku soo waajaha , hadaad noqoto qof niyad jabkiisu dhow oo guuldarada aan liqi karin ma gaadhaysid guusha.

Inta aad ku jirto jidka kuu fudaydinaya yoolkaaga waxa ka hor imanaya caqabado kala duwan oo ah isugu jira adayg iyo fududba.

Adkaysiga iyo dadaalka joogtada ah ayaa guusha lagu gaadhaa. Marka aanad niyad jabin, murugoon oo aanad sii jiifin halkii aad ku dhacday ee  kacdo waa marka ay hayso dhabaha guusha ku gaadhsiinaya. Guushu maaha halkii ugu danbaysay, fashilkuna marka uu kugu dhaco maaha dhimisho laakiin waa dhiirgelinta inaad sii wado dadaalka oo aad gaadho hadafkaaga.

Leave a Reply