Guddoomiyaha Xisbiga Waddani oo Fariin u diray Xukuumadda iyo Shacabka

0
1493

Hargeysa-(Dawan)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro) oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa shacabka Somaliland ugu baaqay Inay Isdiiwaangaliyaan si ay uga qaybqaataan doorashada fooda inagu soo haysa.

Maalinta barito ah ayaa la filayaa inay todoba degmo oo ka tirsan Sommaliland inay ka bilaabanto diiwaangalinta codbixiyeyaasha doorashada Somaliland ee Golayaasha Deegaanka iyo Baarlamaanka.

Halkan ka Daawo Muqaalka

Leave a Reply