Xukuumadda Somaliland oo Xabsiga u Taxaabtay Masuul ka tirsan Dawladda Soomaaliya

0
419

Hargeysa-(Dawan)-Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Maanta Magaalada Hargeysa ku Xidhay Xildhibaan Mustafe Sheekh Cali Dhuxulow oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ahna musharrax Madaxweyne u taagan doorashada dalkaasi .

 

Ciidanka ayaa qabtay Mustafe Sheekh Cali Dhuxulow markii uu kasoo degay garoonka diyaaradaha ee Cigaal International Airport, waxaana loo gudbiyey xarunta dembi-baadhista, mana jirto xog faahfaahsan oo ay ka bixiyeen ciidanka ammaanka .

 

Lasoco wixii warar ee kasoo kordha Dhuxulow

Leave a Reply