Si Fudud Xalka U Gaadh!

0
719

Markii ay indhah ku dhufteen ninkii gaajada iyo macluushu haysay, sawir qaaduhu wuxu bilaabay inuu sawir ka qaado. Kii abwaanka ahaana wuxu ka Alifay (curiyay) gabay, Qoraagiina wuxu ka fekerayay waxa sabab u ah gaajada haysa.

Laakiin islaan da’ ahayd oo keliya ayaa iyadu siisay jab roodhi ah, taasi oo bixisay jawaab sax ah oo dabooshay baahidii uu sheegtay. Marar badan arrintii muhiimka ahayd jawaabteeda sax ah lama abaaro, taasina waxay  keentaa in dhibaatadu sii kordho.

Leave a Reply