Haweenka Kulmiye oo tacsi u diray Marxuumad Aamina Diiriye

0
427

Garabka Haweenka Xisbiga Kulmiye ayaa tacsi u diray Qoyskii, Qaraabadii iyo Qaranka ay ka baxday Alle ha u naxariistee Marxuumad Aamina Maxamuud Diiriye oo xilal maamul ka soo qabatay Xukuumaddihii Kulmiye, kana mid ahayd Haweenka Xisbigaas.

Marxuumada ayaa shalay ku geeriyootay Magaalada Hargeysa.

Kulan ay maanta isugu yimaadeen hogaanka iyo xubnaha garabka Haweenka ee Xisbiga Kulmiye ayey qaranka kaga tacsiyadeeyeen geerida Marxuumada.

Halkan ka Daawo Muuqaal:

Leave a Reply