Guddoomiyaha xisbiga WADDANI oo soo Indha-indheeyey Goobaha Diwaangelinta…

0
469

Berbera (Dawan) Guddoomiye Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, mdane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa maalintii labaad kormeer ku jooga Magaalada Berbera, ee xarunta gobolka Saaxil.

Guddoomiyuhu waxa uu saaka soo indha indheeyey goobaha ay ka socoto maalinta labaad diiwaangelinta kaadhka codbixiyayaasha ee Jamhuutiyadda Somaliland, iyada oo si habdami leh u socota.

Sido oo kale waxa uu la soo shaaheeyey guddoomiyuhu subixii hore qeybo ka tirsan bulshada reer Berbera.

 

Leave a Reply