Wararka Dalka Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay Dhigiisa Dalka Kiinya By Khadar Maxamed - December 14, 2020 0 784 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeysa (Dawan) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la yeeshay dhigiisa dalka Kiiniya Uhuru Kenyatta. Wararku waxay sheegayaan in kulanka lagu faaqiday arrimo dhawr ah oo ay iska kaashanayaan labada dal.