Wafti ka Socda Dalka Malawi oo soo Gaadhay Hargeysa

0
543

Hargeysa-(Dawan)- Wafti uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibedda dalka Malawi Eisenhower Mkaka, ayaa maanta soo gaadhay magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland.

Waftiga ayaa waxa ay qayb ka xubo ka tirsan barlamaanka dalka Malawi iyo Masuuliyiin kale waxaana garoonka Caalamiga ah ee Hargeysa kusoo dhaweeyey Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland.

 

Waftigan ayaa la filayaa in ay kulan la qaatan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Nabdoon ee Somaliland , Muuse Biixi Cabdi.

Leave a Reply