Wasiirka Khaarajiga Dalka Malawi oo Hargeysa ku soo Fool leh

0
431

Hargeysa-(Dawan)-  Wafti uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibedda dalka Malawi Eisenhower Mkaka, ayaa la filayaa inuu maanta soo gaadho magaalada Hargeysa ee caasimadda jamhuuriyadda Somaliland.

Somaliland ayaa xoojinaysa Xidhiidhka ay la leedahay dalalka Qaaradda Afrika si ay uga dhaadhiciso qadiyadda Madaxbanaanida dalka si ay beesha Calaamku aqoonsi buuxa u siiso Jamhuuriyadda Nabdoon ee Somaliland.

 

Leave a Reply