Carwada Shaqo Abuurka Qaranka oo la Shaaciyay Wakhtiga la Qabanayo

0
752

Hargeysa(Dawan) Carwada shaqo abuurka Qaranka Somaliland, oo hal ku dhig looga dhigay “Fursadaha shaqo ee dhalinyaradda xirfada leh”, ayaa lagu qabanaya magaalada Hargeysa ee caasimada Jamhuuriyadda Somaliland.

Carwadan ayaa ka furmi doonta Huteel Maaansoor ee magaalada Hargeysa, waxaanay socon doonta muddo laba cisho ah 22 iyo 23 December.

Waxaa jidadka halbowlayaasha ah ee caasimada Hargeysa, laga taagay boodhadh ay ku xardhan tahay ogaysiinta qabashada carwada shaqo abuurka Qaranku.

Carwadan ayaa la filayaa in ay wax badan ka tarto shaqo yarida haysa dhalinyaradda hal abuurka ah ee aan iyagu haynin awood ay ku meel mariyaan hal abuurkooda.

No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.

Leave a Reply