Madaxweynaha Somaliland iyo Weftigiisi oo Jabuuti ka…

0
490

Saylac (Dawan) Lix maalmood oo ay Jabuuti ku sugnaayeen ka dib, waftiga madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa galabta kasoo ambobaxay dalkaasi.

Waftiga oo safar dhinaca dhulka ah ku soo gaadhaya magaalada Hargeysa berri galinka danbe ayaa caawa ku dhaxaya magaalada Saylac.

Leave a Reply