Britain oo Digniin Caafimaad oo Adag soo Saartey

0
432

Hargeysa (Dawan) Hay’ada caafimaadka iyo dowlad Britain ayaa ka digey in toddobaadyada soo socda ay u muuqato in ay wajahayaaan xaalado adag.

Shaqaale fasaxyo ku maqnaa iyo xannuunka Covid19 noociisa cusub ayey hay’adaha caafimaadku sheegaan in ay la daalaa dhacayaan fiditaanka xanuunkaas,.

Sidoo kale waxaa ay  ugu baaqeen dadweynuhu in ay feejignaadaan oo racaan shuruucda ay dowladu dejisay ee lagu xakameynayo xanuunkan oo si ba’an u faafaya.

Leave a Reply