Xukuumadda Somaliland oo xayiraaddii ka qaaday Telefiishanka Universal

0
490

Hargeysa (Dawan) Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland,  ayaa xayiraaddii ka qaaday Telefiishanka Universal.

Telefiishankan ayaa xayirada laga qaaday muddo lix bilood kadiba.

Arrintan xayiraad ka qaadista ayaa ku soo beegmaysa xilli ay bixiyeen ganaaxi lacageed.

Leave a Reply