Munaasibad lagu qabtay xarunta Wasaaradda horumarinta Beeraha JSL, ayaa waxa xilkii kula wareegay Agaasimaha guud ee dhawaan Madaxweynuhu u soo magacaabay Wasaaraddaasi Rooble Cabdi Muuse.
Munaasibadan ayaa waxa ka qaybgalay Wasiirka Wasaaradda Beeraha, Wasiirka wasaaradda Xannaanada xoolaha iyo Kalluumaysiga, masuuliyiinta Wasaaradda Beeraha, shaqaalaha iyo marti-sharafa kale oo tiro badan.
Halkan ka Daawo Muuqaal: