Wasiirka Beeraha oo xilalka u kala wareejiyey Agaasimihii guud ee hore iyo agaasimaha cusub

0
455

Munaasibad lagu qabtay xarunta Wasaaradda horumarinta Beeraha JSL, ayaa waxa xilkii kula wareegay Agaasimaha guud ee dhawaan Madaxweynuhu u soo magacaabay Wasaaraddaasi Rooble Cabdi Muuse.

Munaasibadan ayaa waxa ka qaybgalay Wasiirka Wasaaradda Beeraha, Wasiirka wasaaradda Xannaanada xoolaha iyo Kalluumaysiga, masuuliyiinta Wasaaradda Beeraha, shaqaalaha iyo marti-sharafa kale oo tiro badan.

Halkan ka Daawo Muuqaal:

Leave a Reply