Xukuumadda Somaliland oo Daahfurtay Iskuuladii ugu Badnaa ee laga Maalgelin Doono Cashuurta Muwaadinka

0
515

Hargeysa (Dawan)- Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo sayniska Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Diiriye (Toorno) ayaa daahfuray kow iyo sodon dugsi oo laga hirgelin doono miisaaniyada dawladda.

Waxaana wasiirka ku wehelinayey agaasimaha guud, agaasimaha waaxda maamulka iyo agaasimaha waaxda hantida ee wasaaraddaasi, wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo sayniska ee Somaliland oo ka hadlay daahfurkii dugsiyadaas ayaa sheegay in kow iyo sodonkaas dugsi laga hirgelin doono guud ahaan gobollada dalka, isla markaana ay qayb ka yihiin fidinta iyo ballaadhinta waxbarashada si loo daboolo baahiyaha dhanka waxbarashada ee dalka.

Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo sayniska Somaliland  Axmed Maxamed Diiriye (Toorno) ayaa sheegay in ilaa todoba boqol oo deegaan oo dalka ahi ayna lahayn dugsiyadii waxbarashada, wuxuuna daboolka ka qaaday in ay u qorsheysan tahay wasaaradda waxbarashada in sannadka dambe ay hiergeliso laba boqol oo dusi waxbarasho, si kor loogu qaado waxbarashada, isaga oo u mahadnaqay madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, mas’uuliyiinta wasaaradda maaliyadda, xisaabaadka qaranka, baanka dhexe iyo cidkasta oo gacan ka geysatay hirgelinta dugsiyadaas.

Wasiir Toorno isaga oo arrimahaasi ka hadlaya waxaa uu yidhi. “Kow iyo sodonka dhisme ee wasaaraddu miisaaniyadeeda ka dhistay mahad naqa koobaad ILLAAHEY ayaa iska leh, sidoo kale waxaa aanu u mahad celinayna cashuur bixiyayaashi bixiyay, lacagtaasi ee cashuurtaasi laga qaaday.

Sannadkan waxaa aanu isku dayayna laba boqol in aanu gaadhsiino, boqol iyo afartan iyo saddex meelood oo dugsi dhexe leh, islamarkaana aan dugsi sarre laheyn”

Geesta kale, agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada iyo sayniska Axmed Abokor Maxamed, agaasimaha waaxda maamulka Maxamed Saleebaan iyo agaasimaha waaxda hantida Yuusuf Xuseen, oo halkaas ka hadlay ayaa sheegay in dhaqaalaha ku baxaya dugsiyadaas laga maalgelin doono miisaaniyada wasaaradda, taas oo ah cashuurtii muwaadiniyiintu bixiyeen dibna loogu celinayo si ay u helaan adeegyada ay uga baahn yihiin dawladda ee ay waxbarashadu ka mid tahay, waxayna u soo jeediyeen bulshada ku dhaqan deegaanada laga hirgelinayo dugsiyadaasi in ay ka faa’iideystaan oo ay keenaan ubadka u baahan waxbarashada.

Agaasime Axmed Abokor ayaa mid mid isu dul taagay magacyada dugsiyada laga maalgelinayo miisaaniyada waxbarashada Qaranka  ee 2020-ka iyo 2021-ka. “Dugsiga Duruqsi, dugsiga Gar-adag, dugsiga Xargaga, dugsiga Bixin Dhalaax, dugsiga Mandheera, dugsiga Bali-cabane, dugsiga Ceel Canood, dugsiga Ismaaciil Yoonis, Aadan Abokor, dugsiga Shulke, dugsiga Biyo Shiinaha, dugsiga Baliga-cas, Sayla Bari, Higlaale, dugsiga Weerarta, dugsiga Ina Cunaaye, dugsiga Darbi Dawan, dugsiga Shumux Shumux, dugsiga Laflamooda, dugsiga Hunduli, dugsiga Goraya-cad, dugsiga Qarmaji, dhismaha laabka Salaxley, dhismaha Laabka Baligubadle, dugsiga Sarmaanyo, dugsiga Masalaha Gorod.”

May be an image of one or more people and people standing

No photo description available.

May be an image of 1 person and text that says 'KA DHISM WAXE E LAGA ASHADA OCAQAND UGSIGA D UGSIGA C UGSIGA UGSIGA UGSIGA UGSIGA UGSIGA SMAHA DI SMAHA D MAHA D MAHA D MAHA D MAHA D 0OOR'

May be an image of 2 people

May be an image of 1 person, standing and text that says 'ADA Q ARA ANDARAASK MID ee 2020 ISMAYAASHA Ha DUGSIGA BIY Ha DUGSIG AHA DUGSIG AHA DUGSIC Ha DUGSIC Ha DUGSIC HA DUGSIC Ha DUGSIG Ha DUGSIG AHA DUGSIGA DHISMAHA DU DHISMAHA DU DHISMAHA LA DHISMAHA LA DHISMAHA DU DHISMAHA DU'

May be an image of 4 people and people standing

May be an image of 1 person, standing and text that says '公商 JAMHUURIYA JMHUIILAD WASAARADDA WAXBAASHADAIYO SAYNISKA XAFLADDA DHAGAX-DH 31KA DHISME ee LAGA MAALGELINAY WAXBARASHADA QARANKA ee 2020-203 MIISAANIYADDA NOOCAQANDARAASKA DHISMAYAASHA DHISMAHA DUGSIGA DURQSI DHISMAHA DUGSIGA GAR-ADAG DHISMAHA DUGSIGA AR-GAGA DHISMAHA DUGSIGA BIXIN DHALAAX MANDHEERA DHISMAHA DHISMAHA DUGSIGA CEEL-CAANOOD DUGSIGA ISMAACIIL YOONIS DHISMAHA DUGSIGA SHULKE ABOKOR DHISMAHA DUGSIGA BIYO SHIINAHA DHISMAHA DUGSIGA BALIGA CAS DUGSIGA SAYLA BARI DHISMAHA DHISMAHA DUGSIGA WEERAARTA DHISMAHA DUGSIGA INA CUNAAYE DHISMAHA DUGSIGA DARB DAWAN SHUMUX SHUMUX DHISMAHA DUGSIGA LAFLAMOODA DHISMAHA DUGSIGA HUNDULI YO DHISMAHA DUGSIGA DHISMAHA DUGSIGA DHISMAHA LAP-KA SALA DHISMAHA LAP-KA BALI- DHISMAHA DUGSIGA SARMAANY MASALAHA'May be an image of 2 people, people standing and text that says 'A DHISMI WAXB XAFL ADDA DHAGAX- DHIGGA LAGA MAAL INAYO MIIS SHADA QAR AEE 2020 CAQANDA SIGA DUP SIGA GA SIGA XA SIGA BI SIGA M SIGA B SIGA SIGA ۱1 SIGA SIGA AYAAS AHA DI AHA D AHA C HA [ HA Ha HA Ha HA HA AHa MAHA MAHA 1ISMAHA DHISMAHA D DHISMAHA D C'

May be an image of 1 person, standing and text that says 'agaxdhigga 31ka Dhisme ee laga Maalgalinayo Miisaaniyadda Waxbarashada Qaranka ee 2020/2021. asmi ah u Dhagaxdhigay: amed Diiriye'

May be an image of ‎text that says '‎ا__الالم JAHRYLILD WASAARADDA WAXBAASHADA IYO SAYNISKA XAFLADDA DHAGAX DHIGA 31KA DHISME ee LAGA MAALGELINAYO MIISAANIYADA WAXBARASHADA QARANKA 2020-2021 ANDARAASKA DHISMAYAASHA DURQSI GAR-ADAG DHISMAHA DUGSIGA AR-GAGA DHISMAHA DUGSIGA BIXIN DHALAAX BIYO SHIINAHA BALIG DHISMAHA DUGSIGA SAYLA BARI DHISMAHA DUGSIGA CABANE DHISMAHA DUGSIGA CEEL-CAANOOD DHISMAHA SMAACIL DHISMAHA DHISMAHA DUGSIGA SHULKE CAD DHISMAHA LAP-KA SALAXLEY BALI-GUBADLE CUNAAYE DHISMAHA DUGSIGA DARBI DAWAN DUGSIGA SHUMUX SHUMUX DUGSIGA DHISMAHA DUGSIGA HUNDULI GOROD‎'‎

 

 

Leave a Reply