Ciidanka Asluubta oo Beer Khudradeed ka Hirgeliyey Madheera

0
563

Madheera (Dawan)-Ciidanka Asluubta ee Somaliland ayaa xabsiga Madheera ka hirgeliyay Beer loogu talogalay inay Ciidanka ay ka daboosho baahiyaha khudaarta.

Beertan oo ah mid hab casri ah loo hirgeliyey,  waxa warbaahinta uga warbixiyey afhayeenka Ciidammada Asluubta ee Somaliland Gaashaanle Khaalid Sheekh Xuseen Xasan, oo sheegay in Beertan ay ka baxeen dhammaan khudaarta kala gedisan oo si casriya loo Beeray,  taas oo wax weyn ka beddelaysa baahidii dhinaca Khudaarta ee Xabsiga Mandheera,waxaanu  intaasi ku daray in sannadkii 2020-kii ay Ciidamadda Asluubta Madheera wax badan qabteen.

Leave a Reply