Banka Aroori oo dhiig joojin u noqday Xoollo dhaqatada

0
498

Banka Aroori oo ku yaalla gobolka Togdheer, ayaa noqday il lagaga baxsado xaalufka jiilaalka  ee ka yimi deyr-waagii dhacay.

Xoolo-dhaqato tiro badan oo ay ku jiraan dad soo guurto ah oo meelo kala duwan ka soo guuray ayaa hadda manaafacaadsada daaqsinka bankaasi, kaddib markii ay dawladdu u fasaxday dadweynaha in xoollaha lagu sii daayo.

Arrintan ayaa ka dambeysay kaddib markii uu gabaabsi noqday calafka xoolluhu deegaamada gobolka togdheer iyo jiiddaha ku xeeran.

 

Leave a Reply