KasbashadaQuluubtaDadka!

0
544

Nin xakiim ah ayaaisagoosafarkujirahelaydhagaxmacdanqaali ah. Isagoodhagaxiisitaayaynin kale ooisnasafar ah kulmeenooaan wax raashin ah sidan. Ninkiixakiimkaayaashandadiisafurayooraashinkiisa wax ka siiyayninkiisafarkakulajiray.

Ninkiiayaaarkayshandadaxakiimkadhagaxaqaaliga ah eekujiraisagoogarnayayqiimahadhagxaasi, ka dibnawaxauuweydiistayinuusiiyodhagaxaasi? 

Ninkiixakiimkaahaaisagoonjawaabkucelinayuusiiyayookuyidhi“ Qaadowaadhagaxmacadanqaaliahe”.   Ninkiiayaategayisagooaadugufaraxsandhagaxanqiimahaleheeuusiiyayoonoloshiisaoodhankufilanisagoowelibagaranayainuuqiimo badan leeyahay

Markiimagaaladauu la yimieesirasmi ah u ogaadayqiimahadhagaxa ,ayuu dib ugunoqdayninkiixakiimka ah eesiiyaywaxaanauukuyidhi. “ Waadogaydqiimahadhagaxanqaaliga ah, anigunawaaogaadayqiimihiisaqaaliga ah, haddanasifududayaamarkiibaaad ii siisay. Markaaanigu ma rabodhagaxiieeqaadowaakane.

Laakiinwaxan ka codsanayainaadisiisowaxagudahaagakujiraeekuuogolaanayainaadbixiso  shaysidanqaali u ah?  Sidaasiayaydadkaxikmadalihi ay qiimouguleeyihiinkasbashadaquluubtadadkalaakiinaanayqiimougulahaynalaabooyinkasikastaoo ay qaaliuguyihiin.Dadkawaxalagukasbadaaadigoobartainayalaabooyinka ka qiimo badan yihiin.

 

 

 

Leave a Reply