Su’aalKastaJawaabo Badan AyayYeelata!

0
958

Macalinkumarkiiuusoogalayfasalka, islamarkiibasu’aaloayuukubilaabayardayda. Ardaygiiiuguhoreeyayayuuweydiiyaysu’aalahan.

Macalinka :HaddiiaabahauukusooiibiyoKoodhaaddhaxanta ka xidhatooo  $ 200, oolacagtanauukubixinayomuddo 4 bilood , imisaayuubishiibabixinaya ?

Ardayga: Wuxubixinayaabishiiba $ 10 .

Macalinka: ( yaab) WaxaadtahayArdaymaskaxxun, welixisaabtamaadbaran.

Ardayga : Maya , Adigaayaanaabahayaqoon u lahayn. Musharhakaaabahaybiilkayagawaxa ka soohadha  $ 10 keliya, markastaoouualaabsooqaadointaasiayuubixiyaa.

Macalinka :DadkaShiinuhuinteeayayinoojiraan?

Ardayga : Ma fogaMacalin, FasalkaInaguxigaArdayShiine ah ayaakujira.

Macalinka: Adiguwaxaadtahayardayxunoosaaqid ah.

Ardayga : Maya adigaayaanArdaydaba kala aqoon.

Su’aalmarkaaadqofweydiinayso ,jawaabtauukusiiya mar kastamaahasidaaadadigudoonaysoiyadooweliba sax ah.

 

 

Leave a Reply