Go’aankaDegdega Ha Gaadhin!

0
473

Maalqabeenka Henry Ford eeiskalehShirkada Ford ayaaninkhabiir ah shirkadiisa u shaqaaleeyay. Waxaanauukuyidhi“ Shaqaalahakormeerookuwaaan wax soosaarkalahayniisoogudbi, waaneryaya”.

Khabiirkayaashaqaalahakulawareegaysabuuradagacanta, ugudanabaytiinawuxukusoonoqday Henry Ford  xafiiskiisaisagoosidawarbixintiisawaxaanauukuyidhi “ Waxaanhelay mid madaxdashirkadda ka mid ah ooaanisagulahayn wax soosaar, mar kastaooaan u galomiiskiisaayuukutiirsanyahaywaanaqofislamaqanoomeel fog jiraooaad u fikiriya, kaasiwaxba ma qabanayo , waxaankugulatalinayaainaadkaasishaqada ka erido”.

Ford wuukuraacayinuueryo, laakiinmarkiikhabiirkumagaciisa u sheegayayuumaalqabeenkaHenry Ford aad u naxayoomadaxaruxay, oosimurugo ka muuqato u yidhi“ Waarninkaasi ma eryikaro, ninkaasiwaxaanshaqada u qoraywaainuumeesha u fikiro, iyadiiayuubakujiraa, ooaadqirtaywaanamishiinkaganacsiga, waanaqofkaugumuhiimsanshirkadda” Weligaago’aankadegdega ah iskahubi.

Leave a Reply