Halkna Dumarka LooMa Ogola Inay Galaan!

0
377

Xarunta Naadiga  Clubka Moorfields oo ku yaalla Scoctland ee dalka  Ingiriiska kana mid ah  xarumaha ugu waaweyn ee Golfka lagu ciyaaro ayaa mamnuuca ka ah inay dumarku soo galaan iyo weliba inay ka soo qayb galaan daawashada ciyaarta kama danbaysta.

Waxa kale oo jira Macbad ku yaalla dalka Japan oo lagu magcaabo Macbadka Buurta sharafta leh oo ah gooob ay degan yihiin baadariyada masixiyiinta ah ayaan isna loo ogolayn inay haba yaraatee wax dumar usoo dhowaadaan. Waxa kale oo aan loo ogolayn inay soo galaan dhamaan xayawaanada iyana dhediga ah.

 

Dalka Hindiyana Macbadka ku yaalla gobolka Karela ayay mamnuuc ka yihiin inay soo galaan dumarka da’doodu u dhaxayso 10 – 50 sano.    Sidaasi aya weli dunida goobo badan dumarka loogu xaqirayaa oo loo yasayaa iyadoo warbaahintaYurub cod dheer ku tebinayso xoriiyada dumarka ee dhalanteedka ah.

 

 

Leave a Reply