Dareenka Iyo Weerarka Eyda!

0
910

Daraasado cusub oo ay soo bandhigeen culimad jidhka aadamiga ayay ku cadeeyeen in qofka banii’adamka ahi markay cabsi iyo baqdini ku dhacdo uu jihdkiisu soo daayo dheecaano gaar ah. Waxaana ay cadeeyeen in shinida iyo Eydu ay yihiin kuwo dareema dheecankaasi, isla markaana weerar ku soo qaada qofka. Khubaradan ayaa sheegay in xayawanada Eyda iyo Shinidu ay awood u leeyihiin inay uriyaan dheecaandaasi, Arinkaasi uu yahay ta keenaysa weerarkooda.

Waxa kale oo Iyana hore ay khubaradu u sheegeen in jidhka aadamigu wakhti yar ka hor inta aanay naftu ka bixin uu soo daayo dheecaano taasi oo ay uriyanaa xayawaanada ku soo urura maydka marka uu dhinto sida bisdaha iyo qudhaanjada.

 

Leave a Reply