Madaxweynaha Somaliland oo Maalinta Isniinta Hortagi-doona labada Gole Qaran

0
581

Hargeysa (Dawan)  Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland mudane, Saleebaan Maxamuud Aadan,  ayaa ku wargaliyay in madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi uu khudbad sanadeedkii ka hor jeedin doono golayaasha qaranka.

Guddoomiye waxaa uu mudanayaasha ku adkeeyeen in maalinta Isniinta ay sagaalka subaxnimo ay ka soo xadiran xarunta golaha baarlamaanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here