Hargeysa-(Dawan)- Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil ayaa sheegay in uu la tacalaayo Xanuunka safmarka ah ee COVID-19.
Cabdiraxmaan Saylici ayaa shacabka ugu baaqay in ay u hoggaansamaan fariimaha Caafimaad, Waxanu bulshada ka Codsaday in ay u duceeyaan isaga iyo inta la dhiban.