Duqa Degmada Burco oo ka Hadlay War murugo Badan

0
512

Burco (Dawan) Duqa degmada Burco, mudane Maxmed Cabdiraxmaan Muraad, ayaa sheegay in intii ay taagnayd xaaladan xannuunka safmareenka ah ee Covid-19, xabaalaha gudaha magaalada Burco lagu aasay dad tiradoodu dhan tahay boqol iyo afartan qof.

Sannadkan 2021 oo xannuunkku si weyn u soo laba kacleeyay guud ahaan, gobollada dalka Somaliland ayaa sahayday dad fara badan.

Duqa degmada Burco isaga oo arrimahaasi la hadlaya waxa uu yidhi.”Boqol iyi afartan  qof ayaa bishan lagu aasay xabaalaha gudaha magaalada Burco”

 

Leave a Reply