Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga WADDANI oo imika Furmaya

0
363

Hargeysa (Dawan) Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga Waddani, ayaa imika si rasmi ah ugu furmay Huteel Ambassador ee Hargeysa.

Shirkan Golaha Dhexe ee Xisbiga WADDANI, oo ah kii saddexdaas ee Xisbigaasi yeesho, ayaa waxa fadhiga oo imika furmay fadhiya 288 xubnood oo golaha dhexe.

Waxyaabaha ugu waa weyn ee la filayo in Shirkan Golaha dhexe ay soo baxaan ayaa ah in lagu doorto Murrashax Madaxweyne iyo ku xigeenka ee Xisbiga WADDANI uga qayb geli doona doorashada Madaxtooyada ee 2022-ka

Leave a Reply