Xikamadaha Maanta

0
394
  • Haddii aad duuli kari weydo orod, haddii aad ordi kari weydo Soco ( lugee), haddii aad socon kari weydo gurguuro. Laakiin wax kasta oo aad samayso waa inaad hore u socotaa.
  • Ma jiraan wax aan la samayn Karin, laakiin waxay u baahan yihiin dadaal.
  • Arinka aad dadka u sheegayso ugu bandhiga sida aad rabto inay u fahmaan.
  • Horumarku waa in dhaqanka bulshada isbedel lagu sameeyo maaha dhaqaalaha keliya.
  • Awood uma lihid inaad bedesho muuqaalkaaga si aad u noqoto kan dadka ugu quruxda badan laakiin waxaad awood u leedahay inaad bedesho dhaqankaaga si aad u noqoto kan dadka ugu akhlaaqda wanaagsan.

Leave a Reply