Xikmadaha Maanta

0
450
  • Tuugu wuxu ka xadaa alaabada laakiin beenaaluhu wuxu ka xadaa Maskaxdaada
  • Cadaanka macanihiisu maaha qurux waayo Kafantkuba waa cadaan, Madawga laftiisuna maaha foolxumo waayo dhagax kacbaduba waa madow.
  • Qofka quruxdiisa ma aha muuqaalkiisa jidhka, quruxdiisu waa akhlaaqda
  • Hadii codka dheer raganimo noqon lahaa, Eyguna wuxu noqon laha Madax
  • Haka werwerin waxay dadku kugu sheegayaan waayo waxaad tahay Aadame gef badan.
  • Ma jeclid in qaladka kaa dhaca laguu saxo si adag. Adiguna iska jir arinkaasi.
  • Waxa badan haku mashquulin fikirka arrin dhib kugu haya, laakiin Allah weydiiso denbi dhaaf, maxaa yeelay denbi dhaafku wuxu furaa albaabo aanu fikirku furin.

 

Leave a Reply