Akhri: Koomishanka oo War-ka-soo-saaray xadhiga Murashixiinta

0
339

Hargeysa (Dawan) Giddida doorashòyinka Qaranka Somaliland,  ayaa sheegay in aanay bannaaneyn sharciyan xadhiga murashixiinta u tartamaya doorashada, sida uu dhigayo xeerka guud ee doorashooyinka, Qodobka 26-aad Farqadiisa 2aad.

War saxaafadeedkan oo soo gaadhay xafiiska warqabadka wargeysyada Dawan ayaa u dhigna sidan:–

 

Leave a Reply