Guddida Wanaagfarista oo bulshada u soo jeediyay waanooyin ku saabsan  Fadliga  Ramadaaan.

0
238

Hargeysa (Dawan) Gudoomiyaha guud ee guddida wanaag farista iyo xumaan reebista Somaliland, Sheekh Muuse Jaamac ayaa guud ahaan bulsha weynta reer Somaliland u soo jeediyay in ay is caawiyaan, taas oo arrinta  diinta Islaamka iyo dhaqanka suubani ay dhiirigeliyeen

Ugu dambayn Sheekh guddoomiyaha guddida wanaagfarista iyo xumaan reebida Somaliland Muuse Jaamac wuxuu xusay in la galay tobankii dhexe ee bisha barakaysan ee Ramadaan oo loo baahan yahay in laga faa’iidaysto, korna loo qaado acmaasha iyo Alle ka cabsiga.

Leave a Reply