Hay’adda Shaqaalaha Dawlada oo Sheegtay in Shaqaaluhu Fasax Yahay Maalinta Sabtida

0
619

Hargeysa (Dawan) Hay’adda shaqaalaha dawladda Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in shaqaaluhu fasax yihiin maalinta sabtida, iyada oo guddida hay’adda shaqaalaha dawladdu ay tixraacayaan sharciga shaqaalaha dawladda Qoddobada 34-aad, in guud ahaan shaqaala weynuhu fasax yahay.

Waxaana sidan lagu sheegay war-qoraala oo ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha hay’adda shaqaàlaha mudane Farxaan Aadan Haybe.

Leave a Reply