Xukuumadda Somaliland oo Hargeysa ka raraysa Libaaxyada dad Qaadka ah

0
429

Hargeysa-(Dawan)-Wasiirka Wasaarada Deegaanka Jamahuuriyadda Somaliland Shugri Xaaji Baandare, ahaa Sheegaytay In Xukumadda Somaliland Kala Wareegayso Libaaxyada uu Beerta Libaaxyada Hargeysa Ku Xanaaneeyo Siyaasiga Cali Waran-cadde.

“Waanu Ka Qaadayna Libaaxyada Dawladduna way kala wareegaysa libaaxyada, waxanu gaynaynaa xarunta Damis ee loogu talagalay xanaanaynta Duur Joogta Somaliland”

Wasiir Shugri ayaa sidaa u sheegtay Telefashanka maxliga ah ee Sahan Tv

Leave a Reply