Ciyaartii Caalamiga Ee Fifa Ka Yaabisay!

0
382

Sanadkii 1950 ciyaarihii kooba aduunka waxa qaybaha danbe ku soo dhowaaday kooxda dalkaa Hindiya. Ciyaartaasi ayay isku soo hagaageen kooxda Baraasiil. Haddaba waxa yaab noqotay in maamulayaashii Hindiya ay ka codsadeen Fifa ina ay u ogolaato in ciyaartowgoodu ay ku cayaaraan kabo la’aan madaama ay sidaasi caado ka dhigteen.

Codsigaasi waxa diiday oo ka hor yimi Fifa, waxayna arintaasi keentay in ciyaartowgii Hindiya iyo maamlkooduna ay diidaan inay ciyaartaasi ka qayb galaan.

Leave a Reply