Somaliland: Xukuumadda oo Ciidsiinaysa Carruurta Aan Hoyga laheyn

0
611

Hargeysa (Dawan) Wasaarada shaqada iyo arrimaha bulshada Somaliland, ayaa ubadka aan hoyga lahayn ee (Darbijiifta), u qaybisay dharkii ciida.

Dhallinyaradan dharka ciida loo iibiyay ayaa isugu jira kuwa ku daadsan jidadka caasimada iyo kuwa ku jira gacanta dawladdaba, waana tallaabo wanaagsan oo ku dayasho mudan cidkastana masuul ka tahay ciidsiinta ubadkani.

Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Somaliland ayaa ah mid mar walba u taagan taageerada dadka jilicdasan.

May be an image of 5 people, child, people standing, people sitting, footwear and outdoorsMay be an image of child, standing, sitting and outdoors

 

Leave a Reply