Xisbiga WADDANI oo Guddoomiyayaal Gobol ugu baaqay Wareejinta xilalkay hayaan

0
119

Hargeysa (Dawan) Xoghayaha guud ee xisbiga WADDANI mudane Khadar Xuseen Cabdi, ayaa soo saaray wareegto ku aaddan in guddoomiyeyaasha xisbiga ee gobollada Saaxil, Togdheer iyo Sool si kumeel-gaadha xilka u wareejiyaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here