Waraaqaha Codaynta Doorashooyinka Somaliland oo Hargeysa lagasoo Dejiyey

0
376

Hargeysa-(Dawan) Komishanka doorashooyinka qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta kasoo dejiyey Madaarka Egal International Airport Shixnad Alaab ahayd kana koobnayd Waraaqihii Codbixinta ee Doorashooyinka Golayaasha Wakiiladda iyo Deegaanka Jamhuuriyadda Somaliland.

Soo-dajinta alaabta waxaa goobjoog ka ahaa saddexda xisbi qaran, UCID, WADDANI iyo KULMIYE mas’uuliyiintooda iyo xubnaha komishanka doorashooyinka qaranka.

Leave a Reply