Guddoomiyaha Xisbiga UCID oo la Hadlay Kumanaan taageersan murrashixiintiisa

0
2126

Hargeysa=(Dawan) Guddoomiyaha Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka ee UCID , Eng Faysal Cali Xuseen ayaa fagaaraha magaalada burco kula hadlay kumanaan ka mid ah taageerayaasha la dhacsan murrashixiintiisa.

 

guddoomiye Faysal ayaa fagaaraha kaga hadlay arrimaha doorashooyinka , Soomaaliya iyo arrimo kale duwan

Halkan ka Daawo 

 

Leave a Reply