Shaqaalaha Dawladda Somaliland ee Fasaxa ku Jiray oo dib loo yeedhay

0
521

Wareegto ka soo baxday Gudoomiyaha Hay’adda shaqaalaha dawlada Somaliland Farxaan Aadan Haybe ayaa sheegay in shaqaalihii loo fasaxay xaaladii xannuunka Covid-19 ay shaqooyinkooda dib ugu soo noqonayaan maadaama uu yaraaday xannuunkii saf marka ahaa ee markii hore loo fasaxay.

Qoraalka Gudoomiyaha Hay’adda shaqaalaha dawlada oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Wakaalladda wararka Solna ayaa u dhignaa sidan:-

Leave a Reply