Wararka Dalka Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI iyo masuuliyiin ayaa magaalada Burco kaga qayb galay Isu soo bax balaadhan…. By Khadar Maxamed - May 25, 2021 0 618 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Burco (Dawan) Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo masuuliyiin ayaa magaalada Burco kaga qayb galay Isu soo bax balaadhan oo Musharraxiinta iyo taageerayaasha Xisbigu ku muujiyeen cududooda. Halkan ka Daawo