Musharraxa Madaxweyne ku xigeenka Xisbiga WADDANI ayaa musharraxiinta iyo taageerayaasha Xisbiga ee magaalada Boorama kala qayb galay isu soo baxa ololaha doorashada.

0
300

Borama (Dawan) Musharraxa Madaxweyne ku xigeenka Xisbiga WADDANI Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa musharraxiinta iyo taageerayaasha Xisbiga ee magaalada Boorama kala qayb galay isu soo baxa ololaha doorashada.

Taageerayaasha oo si xamaasadaysan ugu heelan musharraxiintooda ayaa si weyn u buux dhaafiyay fagaaraha Boorama islamarkaana ku dabaal degay jidadka magaalada.
Taageerayasha murashixiinta ayaa intooda badani ay wateen astaamaha iyo calanka astaanta u ah xisbiga WADDANI.

Taageerayasha murashixiinta ayaa intooda badani ay wateen astaamaha iyo calanka astaanta u ah xisbiga WADDANI.

Leave a Reply