Wararkii ugu Danbeeyey ee Natiijada Hordhac ah ee Doorashada

0
397

Hargeysa-(Dawan) Natiijada doorashada goleyaasha degaanka iyo wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa si weyn loo sugayaa, taas oo ay weli socoto tirinta codadku.

Bulshada ayaa xalay ilaa saaka u dhegtagaysay natiijata hordhac ah oo la filayay in guddiga doorashadu u xalay shaaciyo.

Goob-joogayaasha ayaa weli ku sugan goobta ay ka socoto tirinta Codadku, waxaana wadnaha farta ku haya murrashaxiinta saddexda Xisbi qaran oo mid walba filanaayo natiijo Wanaagsan balse waxa ay kala cadaan doonta marka ay ku dhawaaqan guddida doorashooyinku.

Lasoco wararka shaacinta natiijada.

Leave a Reply