Akhriska Iyo Horumarku Waa lamaane!

0
546

Akhrisku waa xirfad aad u saraysa oo ay in yari samayn karto, waana sababta guusha keenta. Markaa aad akhriska badiso xataa waxaad saamayn ku yeelanaysaa bulshda kale.

Dalka Finland ayaa bulshadeeda aad ugu dhiirgeliya inay badiyaan akhriska si ay u helaan aqoon aad u sarays oo ay ku  higsan karaan horumar.

Sidaa awegeed dawladda oo dhirgelinaysa arintaasi u samaynaysa ayaa badhtamaha caasimadda ka taagaty taallo lagu sawiray nin badda ku sii dhacaya laakiin isagoo biyaha ku hafnaya ayuu haddan buugiisa akhriyaya. Waxaana lagu qoray taalladaasi hal ku dhegga “ Akhri xataa haddii biyaha ku liqayaan”

Leave a Reply