“Waxa Somaliland usoo kordhay waa wax Itoobiya usoo kordhay” Madaxweyne Cagjar

0
410

Berbera-(Dawan) Madaxweynaha dawlad degaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya oo qayb ka wufuud ka qaybgashay xaflad furitaanka dekadda Berbera ayaa guul weyn ku tilmaamay horumarka Somaliland.

Madaxweyne Mustafe Cagjar ayaa sheegay in horumar kasta oo Somaliland usoo kordha uu yahay horumark usoo kordhay dawladda Itoobiya gaar ahaan dawlad degaanka oo aynu xuduud wadaag nahay.

“Waxaa Somaliland u soo kordhay waa wax noo soo kordhay hadaanu nahay maamulka Soomaalida Itoobiya waanu ku faraxsanahay inay Somaliland wax wayni u soo kordhaan” ayuu yidhi Musfate Maxamed Cumar.

 

 

Leave a Reply