Heesta Garnaqsi ee ka Waramaysa Taariikhda Somaliland ilaa Halgankii Daraawiishta iyo doorka Wasiir Koore

0
560

Heestan oo kamid ahayd heesihii bahda fanku ku soo bandhigeen xafladii xuska 26 June  ee Qasriga Madaxtooyada Somaliland lagu qabtay, looguna dabaal-degayey sanad-guurada 61-aad ee ka soo wareegtay markii ay Somaliland Xornimada qaadatay, ayaa waxa sidii madasha lagu xusay fikirkeeda door ku lahaa Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyi-gelinta Saleeban Yuusuf Cali Koore oo intii uu Wasaaradda joogay aad u dhiiri-geliyey dhinaca Dhaqanka iyo doorka wasaaradda ee kobcinta fanka iyo taariikhda.

Heestan waxa madasha ka qaaday Kooxda Dayax Ban oo ay ku bahoobeen Dhalinyaro aad u da’ yar oo hibada fanka ku barbaaraya, waxaana curiyey hal abuur Daaha Cabdi Gaas oo ah mida odayaasha Kooxdaasi.

Haddaba halkan hoose ka Daawo Heesta oo Muuqaal ah:

Leave a Reply