Madbacada Qaranka oo ku wareejisay Xisaabaadka guud Waraaqihii Waddo marista Gaadiidka

0
724

Madbacada Qaranka ayaa ku wareejisay Xafiiska Xisaabaadka guud Waraaqihii Waddo marista Gaadiidka oo ay markii ugu horaysay daabacday kaddib muddo 10 sanno ah oo ay ka maqnayd gacanta dawladda.

Munaasibad lagu wareejiyey 33000 oo warqadaha wado-marista ah oo ay madbacadu daabacday, ayaa lagu qabtay xarunta Madbacada Qaranka Somaliland.

Halkan ka Daawo Muuqaal:

Leave a Reply