Guddoomiye ku-xigeenka Xisbiga Kulmiye Axmed Cabdidheere iyo Cabdikariin Xinif oo kamida guddida fulinta xisbiga ayaa ka qaybgalay munaasibad Haweenka Kulmiye u qabteen dib u habaynta Xisbiga.
Masuuliyiinta ayaa ka hadlay guulihii Xisbiga kulmiye ka gaadhay Doorashooyinkii isku-sidkanaa ee dalka dhacay.
Halkan ka Daawo Muuqaal: