Masuuliyiin ka tirsn Xisbiga KULMIYE oo ka hadlay guulihii Xisbigaasi ka keenay Doorashada

0
804

Guddoomiye ku-xigeenka Xisbiga Kulmiye Axmed Cabdidheere iyo Cabdikariin Xinif oo kamida guddida fulinta xisbiga ayaa ka qaybgalay munaasibad Haweenka Kulmiye u qabteen dib u habaynta Xisbiga.

Masuuliyiinta ayaa ka hadlay guulihii Xisbiga kulmiye ka gaadhay Doorashooyinkii isku-sidkanaa ee dalka dhacay.

Halkan ka Daawo Muuqaal:

Leave a Reply