Wasiirada Waxbarashada Somaliland iyo Kenya oo Kulmay

0
498

Hargeysa-(Dawan)-Wasiirka Waxbarashada JSL Md. Axmed Maxamed Diiriye ayaa la Kulmay Wasiirka Waxbarashada Kenya Prof. George Albert Magoha, labada Wasiir ayaa ka wada hadlay xidhiidhka Waxbarasho ee labada dal, iyada oo ay kulankaas ku wehelinayeen Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada Kenya, Agaasimaha Guud ee WW&S JSL Ahmed Abokor, Agaasimaha Maamulka ee WW&S JSL, Lataliye Said Jama iyo Safiir-Kuxigeenka JSL ee Kenya Sharmake Geelle.

Waa markii ugu horraysay ee Wasiir Waxbarasho oo Somaliland ahi la kulmo dhiggiisa Kenya.

Leave a Reply